berberatoday.com
Toban iyo sideed sanno (18 sanno) ayuu iga qarinayay inuu xaaskale leeyahay balse carruurtii ayaa ogaatay in carruur kale oo aabahood dhalay ay iskuulka dhigtaan(#Qiso dhab ah ) W/Q sacad jaamac aw-nour
September 23, 2017 - Written by Berbera Today

Qisadan oo ay nala wadaagtay midka mid ah gabdhaha magaalada hargeisa Ku dhaqan ayaa waxay leedahay waxa laga joogaa labaatan sanno markii aanu is guursanay seygayga cunuga ugu weyn ilmaha aanu dhalnay waa 19 sanno jir iyo lix cunug oo kasii yar , haddaba muddadaas markeliya iima sheegin seygayga inuu xaaskale leeyahay waxase dhacday in ilmahayga oo qal-qaali ah laga bedelay iskuulkii xaalafadda loona bedelay mid xaafad kale kuyaal halkaas oo ah meesha qoyska kale carruurta u dhiganaysay kaddib maamulaha iskuulka ayaa ogaaday in carruurta ay isku magac yihiin isla markaana aabo keli ah wada dhalay aniguna sidii ayaan Ku ogaaday waxana #naxdin koomo ah Ku jirey saddex cisho anigoo u qaadan waayay siduu beenta iigu sheegayay 18 sanno .

Runtii markaanu su,aalo waydiinay siday suurta gal Ku tahay inay ogaan weydo muddadaas waxay noo sheegtay in uu ninku ahaa #darawaladagaadiidka waaaweyn ee gobolada u kala baxa sidaa daraadeed na uu markasta udhan jiray shaqadii ayaan ku maqnahay deedna aanay ogaan Karin inuu meelkale Ku maqan yahay ama shaqo , haddaba waxaan ogsoonahay in ay badan yihiin qisooyinka sidan ah maxayse tahay sababta ugu weyn qarsoodiga sababtaa iyadoo Diinteena ninka Muslim ka ah u jideysay afar dumar ah ?

Ugu dambayn waxay gabadhan walaasheen dalbanaysaa talo dhaxal gal ah oo laba dhinac ah inay ninkaas kusoo oogto dembi khiyaamo iyo ka beensheegid xaaskiisa kale muddo 18 sanno ah iyo soo jeedin ah bay leedahay in layga furo maadaama aan aad u niyad jabay kana shakisan ahay ayay leedahay inuu weliba qaar kale #qarinayo !!!
Fikirkaaga iyo taladuba waa muhiim .

W/Q sacad jaamac aw-nour
Political analyst and social expert

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews