berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Angela Markel Oo Mar Afaraad Loo Doortey In Ay Hogaamiso Dalka Jarmalka
September 25, 2017 - Written by Berbera Today

Germany(Berberatoday.com)-Haweenayda Raysal wasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa

u muuqata in mar afraad, shacabka dalkeedu u ogolaadeen inay sii hogaamiso dalka, taas oo ka muuqata natiijada hor dhaca ah ee doorashada dalkaas ka dhacday oo xisbigeedu kaalinta koowaad ku hogaaminayo.

In kasta oo xisbigeedu hoos u dhac wayni ku yimi oo kuraas badan barlamaanka ay lumiyeen haddana waxa muuqata inay ka adkaadeen xisbiga xag jirka ah ee tartanka kula jiray oo aan ku farxin, natiijada doorasahda, xisbiga Cristian Democratic ayaa boqolkiiba 33% ka helay codadka la tiriyay ilaa wali.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews