Daawo Muuqalka”Xoghayihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Iyo Masuuliyiin Kaloo Kamid Ahaa Xisbigaas Oo Iska Casilay Xilalkii Iyo Xubinadii Xisbigaas Kuna Biiray Xisbiga Kulmiye
September 25, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Uu kamida Yahay Xoghayihii Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil Faarax Suufi Yuusuf Iyo Masuuliyiin kaloo sheegay Inay Xilal ka hayeen xisbigaas qaarkoodna sheegeen Inay ahaayeen Musdanbeedka xisbigaas ee Beelaha xagal Iyo Laasciidle ayaa dhamaantood sheegay inay ka baxeen oo iskacasilaan kamid ahaanshihii xisbigaas wadani Iyo xilalkay Uhayeen.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran