Madaxweyne Trumpka Mareykanka Oo Xayiraad Cusub Ku Soo Rogay 8 Dal Oo Cusub
September 25, 2017 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Madaxwayne Trump ayaa xayiraad cusub ku soo rogay 8 dal oo ay ka mid yihiin Kuuriyada waqooyi, Venezuela iyo Chad.
Mamnuucidda ayaa ka danbeeysay ka dib dib u eegis lagu sameeyay xaalada ammaanka iyo amar uu horey u soo rogay oo waqtigiisa imika dhacayo.
Mr Trump ayaa sheegay in mudnaanta uu siinayo in Maraykanka uu noqdo ammaan .
