Alle Ha Unaxariisto Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Dalka Hindiya Ku Geeriyooday
September 26, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Alle Ha Unaxariiste Waxa Dalka Hindiya Ku Geeriyooday Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamud(Talyanle)oo kamida ahaa Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo sida La sheegay dalkaas Utagay daaweyn caafimaad oo fudud Hase yeeshee Hediisu utimi Oo Alihii Lahaa Oofsaday,