“Ex Maayar Cabadle Sandheere In Uu Xisbiga Waddani Imanaayo Waan Ogaa Balse Waan Raagsadey ..”Musharax Ciro Oo Ka Hadlay Kubiirida Cabdale Sandheere Ee Xisbiga Waddani”Daawo Muuqal
September 27, 2017 - Written by Berbera Today
“Ex Maayar Cabadle Sandheere In Uu Xisbiga Waddani Imanaayo Waan Ogaa Balse Waan Raagsadey ..”Musharax Ciro Oo Ka Hadlay Kubiirida Cabdale Sandheere Ee Xisbiga Waddani”
Berbera(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta khudbad ka jeediyey munaasibad magaalada Berbera loogu sameeyey Xildhibaan Cabdale Sandheere maayarkii hore ee magaalada Berbera oo si rasmi ah ugu biiray xisbiga Waddani .
Musharax Ciro waxaa uu sheegay in Cabdale maalin la wada qoray fasalka koowaad ee waxbarashada ilaa dugsigii sare-na ay isku fasal ahayeen .