berberatoday.com
Madaxweyne Siilanyo Iyo Madaxda Xisbiyada Qaranka Oo Ka Qeyb Galay Aas Qaran Oo Hargeysa Loogu Sameeyey Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle
September 29, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Talyanle alla ha u naxariistee oo 27. 11.2017 ku geeriyooday cisbitaal ku yaala dalka Hindiya ayaa maanta aas qaran waxaa loogu sameeyey magaalada Hargeysa

Marxuumka waxaa salaada Jinaasada lagaga tukadey weyn ee tabliiqiga iyadoo wiilkiisa curad Maxamed Cabdiraxman iyo qoyskiisu joogeen .

Aaska Qaran ee loo sameeyey Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ayaa waxaa ka qayb madaxweynaha Somaliland Axmed siilaanyo , gudoomiyaha xisbiga mucaaridka waddani Cabdiraxman Cirro iyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye muuse biixi Cabdi , Madaxweyne xigeenkii hore cabdiraxman aw cali faarax , gudoomiyaha baarllamaanka baashe Maxamed Faarax , xubnaha baarlamaanka badidoodii , odayaal , waxgarad , culimaaudiin , iyo dadweyne kale waxaana ay dhamaantood ku sifeeyen shaqasi wanaagsan iyaga oo alleh uga baryeyna in uu janadisa siiyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/4SWhw8fKI70

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews