berberatoday.com
Maydka Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Hada Laga Soo Dejiyey Madaarka Hargeysa
September 29, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaweyd garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa soo cago dhigatey diyaaradii sidey Maydka Marxuum Cabdiraxmaan Talyanle oo la filaayey in ay galabta soo degto

Diyaarada ayaa ka soo horumartey wakhtigii la qorsheeyey ama la sii sheegay oo aheyd 4:30 galabnimo , waxaana la filayaa in marxuumka Salaada Duhur lagaga Tukado Masjidka Kulanka Islaamka ee magaalada Hargeysa lana aaso

 

 

Meydka Marxuumka ayaa waxaa madaarka Hargeysa kaga hor tagay  masuulyiin uu ka mid yahay  musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo ay saxiib dhaw aheyeen Marxuumka 

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Inaalilaahi Waa Inaa Ilayhi Rajucuun

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews