War Deg Deg Ah Xoghayihii Degmada Berbera Ee Xisbiga Kulmiye Xaaji Cabdi Jaamac Aadan Oo La Sheegayo Inuu Xilkii Iyo Xubnimadii Xisbigaasi Iska Casilayo Iyo Sababta Keentay Oo Tibaaxdeeda La Helay
September 30, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Iyada oo Maanta Si Rasmiya Loogu Dhawaaqay Liiska Gudida Olalaha Kambaynka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Ayaa Liiska Gudida Olalaha Tiradiisu Waxay Ka Koobantahay 23 Xubnood Waaxanay Warar Hoose Oo Aan la xaqiijini sheegayaan Inuu Ka Biyo diiday Qaabka Gudidaas Loo Magacaabay Xoghayihii Degmada Ee Xisbiga Kulmiye Xaaji Cabdi Jaamac Aadan islamarkaana Uu Gabi ahaanba Iska casilayo Xilkii Iyo xubnimadii Uu xilkaasi Ka Hayay Xaajigu.