Daawo Muuqalka”Barnaamij Cajiib Ah Oo Laga Diyaariyey Nooca Uu Yahay Saldhiga Ciidan Ee Turkigu Ka Sameystay Moqdisho
October 4, 2017 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Waxaanu halkan idinku soo gudbin doona Barnaamij kooban oo
telefishan laga leeyahay dalka Turkigu uu ka diyaariyey nooca uu yahay saldhiga ciidan ee dalka Turkigu ka furtey Magaalada Moqdisho
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com