Guddida Anshaxa Ee Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ganaax Lacageed Dul Dhigay Xisbiga Waddani .
October 4, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Anshaxa ee kominshanka doorashooyinka Somaliland oo goor dhaweyd soo saarey
war saxafadeed ayaa waxaa ay ganaax laced dul dhigeen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani .
Ganaxaan Lacageed ayaa dhan 50 Milyan oo Shilin Somaliland ah isla markaana waxaa ay hawda u mariyeen digniintii ugu danbeysay
Halkan Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka
