“Marka Doorashada Loo Dhaqaaqo Ama Shacbiga Ayaa Guddoomin Doona Kulmiye In Lagu Khasaaray Oo Lagu Hoogay Ama Inaanu Nahay Xisbi La Mahadiyay”Wasiir Maxamud Xaashi
October 9, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa doorashada maalmaha koobani ay haatan inga xigaan ku tilmaamay mid go’aamin doonta in xisbiga Kulmiye iyo hoggaaminta madaxweyne Siilaanyo Lagu hoogay oo farta dhexda lagaga qaniinay iyo in la mahadiyay oo qaranku guulo gaadhay.
