berberatoday.com
Wariye Maxamed Aadan Dirir Oo Jeelka Kasoo Hadlay Fariin Culusna Kasoo Diray
October 9, 2017 - Written by Berbera Today

Saxaafadu Jeelka way ka Soo Hadli kartaa.

Waxa Maanta Duhurkii lay gudbiyay Jeelka wayn ee magaalada Hargeysa. Ka dib markii maalintii shalay si xaqdaro ah lay xukumay Maan helin Garsoor Madax Banaan iyo Qareen ii Dooda Midna. Mana jiro dembi aan galay

Koox isku kay kaashatay ayaa ka shaqeeyay in ay ii sameeyaan dembi iyo Kiis.

Maalmaha soo socda waxan Qoraalo kala duwan ka diyaarin doonaa cida xadhiga ii gaysatay, kooxihii gacanta ka gaystay iyo lacagtii laygu bixiyay sidii habeen madow xadhig laygu xukumi lahaa

Saxaafada lama aamusiin karo.

Wariye Maxamed Aadan Dirir

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews