Daawo Muuqalka”Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Soo Saaray Amaro Cusub Fariin Adag U Direy Saddexda Xisbi Qaran
   October 10, 2017 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa fariin adag iyo digniino u direy saddexda xisbi Qaran iyo bulshada Somaliland,waxaana ay ka hadleen dhacdo lagu waxyeeleeyey sarkaal ka tirsan xisbiga WADDANI.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
 
 
Berberatoday.com