Daawo Muuqalka”Waftigii Murrashax Muuse Biixi Ee Safarka ugu Maqnaa Dalka Itoobiya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
October 10, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waftigii murrashaxa madaxwayne ee xisbiga KULMIYE ee safarka ugu maqnaa dalka Itoobiya ayaa dalka dib ugu soo laabtay,waxaana ay ka warbixiyeen ujeedada safarkooda iyo waliba kulamo ay la qaateen madaxda dala Itoobiya.