Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Oo Walaashii U Magacaabey Xil Sare
October 10, 2017 - Written by Berbera Today
Piayong(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ,Kim Jong-un,ayaa walaashii u dalacsiiyay jago sare oo ay ka qabanayso xisbiga ka taliya dalkasi.
Kim Yo-jong -oo la rumaysan yahay in ay jirto 30 sano ayaa loo magacaabay in ay xubin ka noqoto golaha sare ee gaara go’aanda dalkaasi Kuuriyada waqooyi.
