berberatoday.com
Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo La Filaayo In Ay Maanta Ku Dhawaaqan Tirada Rasmiga Ah Ee Codbixiyayaasha Isdiwaan Galiyay Ee Doorashada Codkooda Dhiibanaya
October 10, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa la filayaa in ay maanta abaaro 11:00 subaxnimo

ay si rasmi ah ugu dhawaaqaan liiska rasmiga ah ee cod bixiyayaasha ka qeyb qaadan doona doorashada la filaayo in ay dalka ka dhacdo 13.11.2017 .

Dhawaan ayey aheyd markii kominshanka doorashooyinku soo saareen liiska aan dhabta aheyn ee cod bixiyayaasha doorashada madaxtooyada Somaliland , balse kan ayaa noqon doono liiska dhabta ah ee Doorashada doortayaashu Codkooda Ku Dhiiban Doonaan.

 

 

Sidoo kale waxaa la filayaa shaacintan ay maanta kominshanka doorashooyinku sameynayaan in ay ka qeyb galaan Madax ka kala socota saddex xisbi Qaran ee Somaliland

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews