waxaa uu maanta shaaciyey in uu xilkaasi iska casilay isla markaana waxaa uu fashiliyey siro badan oo ku saabsan sababtii uu isku casilay
Taliyaha ayaa sheegay in isaga oo taliye ciidan ah isla markaana bulshada dhex u ah lagu qasbey in uu u olaleeyo xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye taas oo quudh quudhsami weyday