berberatoday.com
“Aniga Oo Taliye Ciidan Ah Ayaa Laygu Qasbey In Aan Kulmiye U Olaleeyo ..” Taliyahii Ciidanka Dab-Damiska Togdheer Oo Iscasilay Siro Badana Fashiliyay “Daawo Muuqal
October 11, 2017 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Taliyihii ciidanka Dabdamiska Gobalka Togdheer Muddane Iimaan Maxamuud Ibraahim ayaa

waxaa uu maanta shaaciyey in uu xilkaasi iska casilay isla markaana waxaa uu fashiliyey siro badan oo ku saabsan sababtii uu isku casilay

Taliyaha ayaa sheegay in isaga oo taliye ciidan ah isla markaana bulshada dhex u ah lagu qasbey in uu u olaleeyo xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye taas oo quudh quudhsami weyday

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatodaiiste

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews