“Somaliland Ka Suurto Gali Meyso In Laba Reerood Ku Heeshiiyaan Oo Sida Hagmada Isku Dhiib Dhiibaan ..”Daawo Muuqal Faysal Cali Waraabe Oo Si Kulul Uga Hadley Shirkii Burco
October 11, 2017 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley shir beeleed dhawaan magaalada Burco ku dheex maray beelaha Habar Awal iyo Habar Jeclo
Faysal ayaa sheegay in shirkaasi uu halis weyn u keeni karo amniga iyo xasiloonida Somaliland .
Sidoo kal Eng Faysal Cali Waraabe waxaa uu si cad u sheegay in aaney suurto gal aheyn in laba reerood ay ku heshiiyaan Somaliland sida hagbada oo kale
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/9B9x0QWXaZU?t=42