Guddiga Cadaaladda Somaliland Oo Shaqadii Ka Eryay Garsoorayaal Iyo Xeer Ilaaliyeyaal
October 12, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga baadhista kormeerka ee ka tirsan guddiga cadaaladda Somaliland ayaa

gobolada Somaliland kusoo maray kormeer ay ku sameeyeen cabashada dadwaynaha ee dalka,waxaanay kusoo ogaadeen warbixin dhamaystiran oo saamaysay garsoorayaal iyo xeer ilaaliyayaal guddiga cadaaladda ayaa warbixinta guddigaas ,iyada oo tixraacaysa waxay shaqadii cadaaladda ka eriday saddex garsoore iyo hal xeer ilaaliye,kuwaas oo ay qaarkood kamid ahaayeen kuwo loo soo jeediyey inay ku milmeen siyaasadda iyo ololaha xisbiyada dalka.