berberatoday.com
Mayar Cabdalle Maxamed Carab Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Been Abuura Oo Baraha Bulshada Lagu Baahiyay
October 13, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mayarkii Hore Ee Degmada Berbera hadana ah Xubin Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Berbera dhawaana ku Biiray Xisbiga Waddani ayaa been abuur iyo waxba kama Jiraan ku tilmaamay War la sheegay in lagu baahiyay Baraha Bulshada gaar ahaan facebook oo lagu yidhi Mayar Cabdalle waxa uu dib ugu laabanayaa Xisbigii uu kasoo baxay ee Kulmiye.

Mayar Cabdalle Maxamed Carab oo aanu Khadka tilifoonka Kula Xidhiidhnayn Isaga oo Hargeysa jooga si aanu wax uga Weydiino wararkaas baraha Bulshada Lagu baahiyay ayaa yidhi”Adeer Warkaasi waa Been abuur wax alaale iyo wax Ka Jiraana Ma Jiraan Mana Ihi Anigu dadka Leexleexda Xisbiga Waddani ayaad Ogaydeen oo aan Ku biiray xaflada Weyn oo sharafkeeda Wadatana waatii Berbera Lagygu Qabtay Markaa Adeer Dadka waxaas qorqorayana waxan leeyahay xishooda oo beenta iska daaya oo wax aan caqliga galayn oo aan anigana Iga suurtoobin Haku sheekaynin, Xisbiga Kulmiye Waa kala Soconay Waanan kabaxay oo Xisbiga Waddani ayaan Hada Katirsanahay Waxanan dhisayaa Musharax Cabdiraxmaan Ciro.

 

Mayar Cabdalle Maxamed Carab oo laba Jeer Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Noqday mudo dheerna hogaaminayay Golaha deegaanka degmada Berbera ayaa ah Siyaasi saamayn weyn ku leh Gobolka Saaxil guud ahaan kana Mid siyaasiyiinta Ugu cadcad Gobolka Saaxil ee Kujira Saaxada Siyaasada Somaliland Wakhtigan Hada la Joogo Miisaankiisana Wata.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews