berberatoday.com
Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Iska Casilay Xubinimadii Golaha Wakiiladda Somaliland Iyo Mudane Macalin Gaaxnuug Oo Booskaas Buuxin Doona
October 13, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI sidoo kalena ahaa xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inuu gabi ahaanba baneeyey xubinimadii xildhibaanimo ee uu ka ahaa golaha wakiilada Somaliland kana tirsanaa golahaasi muddo dheer oo 12 sano ah.
Murashax Cabdiraxmaan Cirro Iyo Xildhibaanka Buuxinaya Kursiga uu Baneeyey Ee Golaha Wakiilada Mudane Maxamed Jaamac Macalin Gaaxnuug ayaa kulan gaar oo ay wada qaateen isku wareejiyay Kursigaas golaha wakiilada oo xigsiisan ahaan uu Uyeeshay  Mudane Maxamed Jamac oo loo Yaqaano Macalin Gaaxnuug oo ah Halbur weyn oo Aqooyhana reer Somaliland ah hase yeeshee kasoo shaqeeyay dalka Jabuuti oo Qoyskiisu daganyahay noloshiisa inta badana dalkaas kasoo qaatay Kana soo jeeda Beesha deegaanka Gobolka Saaxil.

ciro-casiladiisa-696x387

Warqada uu murashax Ciro iskaga casilay xildhibaanimadii golaha wakiilada somaliland ayaa u dhignayd sidan:-

Ku:- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland

Og:- Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada

Ujeedo:- Banayn Xubinimadii Golaha Wakiilada Somaliland

Mudane Gudoomiye

Aniga oo ah mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),waxaan manta oo taariikhdu tahay 10.October .2017 iska casilay xubinimadii golaha Wakiilada Somaliland.

Waxaan gole waynaha u rajaynayaa guul,shaqo wanaagsan iyo xil gudasho wanaagsan,sidoo kalena waxaan Illaahay ka rajaynayaa inuu quweeyo dalkeena Somaliland,dadkiisana Barwaaqo ku mannaysto.

Allah Mahad Leh

Dr Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilaahi (Cirro).

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews