Dawladda Ingiriiska Oo Si Culus Indhaha Ugu Haysa Doorashada Madaxtooyada Somaliland Iyo 60 Goob-Jooge Oo Ay Soo Dirayso
October 14, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Ingiriiska ayaa mar kale cadaysay inay maalgelisay lixdan goob-jooge caalami ah oo kormeeraya doorashada madaxtooyada Somaliland, kuwaas oo doorashada ka hor dalka iman doona.
