“Kenya Nabad Kama Dhici Doonto Inta Doorashada Lagu Shubanayo..”Hogaamiyaha Mucaaridka Kenya Oo Hanjabey
October 14, 2017 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha mucaaradka ee kenya, Raila Odinga ayaa difaacay go’aankii uu uga baxay tartanka doorashada madaxtinimada.
Raila oo wareysi siiyay BBC-da ayaa sheegay in uusan doonayn ka qeybgalka doorasho “hannaankeeda lagu sii go’aamiyay ciidda guuleysanaysa”.
