berberatoday.com
“Qaran Kuma Dhismo Laba Qoys Oo Xulafo Noqda Ama Jeegaan Noqda ..” Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Ganafka Ku Dhuftey Shirkii Burco Ee Beeshiisa Iyo Beesha Musharax Muuse Biixi Cabdi
October 14, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si sarbeeb ah uga jawaabey hadal ay dhawaan magaalada Burco kaga dhawaaqeen laba Suldaan oo bulsho Badani u aragtay mid taladii Somaliland ku soo koobaya laba beelood oo ku soo koobaya beelaha Somaliland .

Wasiir Xaashi oo hadal ka jeediyey munaasibad loo sameeyey gaadhi Ambulance ah lagu wareejinaayey degmada Xaaji Saalax ee gobalka Daadmadheedh waxuu sheegay in aan qarankan lagu maamuli Karin talo ka dhaxeysa laba qoys waxaana uu yidhi

Image result for Maxamuud Xaashi

 

 

” Waxaan leeyahay kuwii ka codeeyey Kulmiye 2010-kii nooma ciil qabaan , cadaalad daro-na tirsan mayaan , waayo waxaa uu Siilanyo iyo Kulmiye dalkan u maamulay si siman oo cadaalad ah oo aan salka ku heynin codkii” .

Muddane Maxamuud Xaashi oo arinta jeeganta ka sii hadlaya waxaa uu yidhi

“Waxaa kale oo uu muujinayaa wax qabaka aanu soo bandhignay in aaney dalkan ka jirin dad gaar ah oo xulafo ah , xeegan wadag ah qarana kuma dhismo qoys iyo laba qoys oo xulafo noqda ama jeegan noqda, qarankan waa qaran balaadhan oo umad balaadhan ah hogaamiyaha madaxweyne ka noqdaa waxuu sameeyaan qaab Taariikhdu qori doonto , Madaxweyne Siilanyo iyo Kulmiye sidii ay dalka u maamuleen ” ayuu yidhi wasiir Maxamuud Xaashi .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 

https://youtu.be/BnN4JmodUcQ

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews