Daawo Muuqalka”Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaarihii Ka Dhashay+Tirada Dadka Ku Nafwaayay Iyo Kuwa Ku Dhaawacmay
October 15, 2017 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxii weynaa ee galabta ka dhacay Isgoyska
Zoobe, kaasoo lagu tilmaamay kii ugu xoogganaa ee taariikha ka dhaca magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa uu sababay burbur lixaad leh.
Illaa iyo hadda dhimashada ayaa tiro sax ah la heyn, hase ahaatee saraakiisha caafimaadka ayaa xaqiijinaya in haatan ay ka badan tahay 30 ruux.
