berberatoday.com
Khasaaraha Ka Dhashay Diyaarad Ku Dhacday Dalka Ivery Coast
October 15, 2017 - Written by Berbera Today

Abdijan(Berberatoday.com)-Wararka ayaa tilmaamaya in diyaaradda laga leeyahay Ukraine ama Ruushka. Roob mahiigaan ah ayaa sababay in diyaaraddu ay soo dhacdo iyadoo burburkeeduna uu ku soo caariyay meel u dhaw xeebta Port-Bouët.

Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay, sida uu qof goobjooge ah u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters.

Kooxaha badbaadada ayaa diyaaradda ka soo bixiyay laba qof oo mayd ah halka laba mayd oo kale lagu dhex arki karo burburka, wakaaladda ayaa sheegtay.

Wararka kle ayaa sheegaya in dhowr xubnood oo ka tirsanaa shaqaalaha diyaaradda ay badbaadeen.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews