berberatoday.com
Mujaahid Axmed Mire Wuxuu Inaga Mudan Yahay Sharaf Aniga Oo Mujaahid Khadar Cabaade Ahna Waa Taliyahaygii Maanta Maqaalkaas Uu Soo Qorey Afkiisii Maaha Haduu Yahayse Waxaan Odhanayaa Mujaahidka Sowta Kaa Bariiqatay”W/Q Khadar Cabaade
October 15, 2017 - Written by Berbera Today
Mujaahid axmed wuxuu inaga mudan yahay sharaf Muj. Khadar cabaadana waa taliyihiisii Maanta maqaalkaas uu soo qorey afkiisii maaha haduu yahayse waxaan odhan mujaahidka Maanta sowta kaa bariiqatay
xaqudirir baan ahay Mujaahid muusana diida cirana doorta sawtaa wadaadkii sii dabayshaday Waan kaxumahay inaad dadka ugu baaqdo dagaalama oo waliba habaryoonis u hiiliya oo waliba tuug afmiishaar daalina oo jaahilila doorta anagu sidaa noqon mayno kaana yeelimayno Maalintii aan Ku raacay ee awaare tababarka laiisoo xidhey 19 jirbaan ahaa maantana 47 jirbaan ahay waxaanad iga yeesheen kaayeelimaayo Badbaadada dalku ma wadani doortaa Muj. Waykaa janjeedhsan t aye kanoqo hadalkaas nin naftiisa u haneeyay dalkani inuu nabad wada noolaasha iyo barwaaqo Ku noolaadaa kaa yeeli maayo dagaalama Su.aalna waan Ku waydiin dalka yaa iska leg? Dalka waxaa iska leh wadaniga difaacaa leh Dhiiga kii u daadshaa leh Ball waxaad isbarbardhigtay eeg Muuse Biixi iyo Ciro Keebaa xaqdalka Ku leh Waad salaaman tahay Muj.axmed mire Hadaan Ku aqaano hadalkaagii maaha waxaasi mujaahidiintiina way joogaan iyagaana inoo Kala markhaati furi
W/QKhadar Cabaade

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews