berberatoday.com
Somaliland Oo Joojisay Qaadka Yemen Laga Keeno Ee Ticisiga Loo Yaqaano Iyo Sabab Halis Badan Oo Caafimaad Xambaarsan Oo Loo Cuskaday
October 15, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Maanta shaacisay inay joojisay Qaadka ama Jaadka ka iman jiray dalka Yemen ee Ticisiga loo yaqaanno, kaasoo toddobaadyadii u dambeeyey imanayey Dalka Somaliland, intii Qaadkii ka iman jiray Itoobiya istaagay, waxaana Qaadka Yemen loo joojiyey Cudurka Kallooraha ama Daacuunka oo ka jira dalkaas.

Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa sheegay inay go’aan ku gaadheen in la joojiyo Qaadka Yemen ka yimaadda, maaddaama oo uu Xanuunka Daacuunka oo weliba nooc dunida ku cusub uu ku sheegay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadku aanu dalka iman. Waxaanay Bulshada Somaliland ugu baaqeen inay Caafimaadkooda ilaashadaan oo ay ka fogaadaan Qaadkaas, halka ay Ganacsatada keenaysa ugu baaqeen inaanay Dalkooda iyo Dadkooda Cudur u soo rarin.

Waxaannu Hadalka Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ka tirsani ku sheegeen War ay Hargeysa ku siiyeen TV-ga Afka Dawladda Somaliland ku hadla, iyaga sharraxaya sababaha ay u cuskadeen joojinta Qaadka Yemen ka iman jiray, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

https://youtu.be/NXaOZUaq8mU?t=2

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews