berberatoday.com
SOO DHAWAYNTII MEEQAAMKA SARE AHAYD W/Q ABDIRAHMAN FAQATIIR
October 15, 2017 - Written by Berbera Today

WAX MAANTA OO AY TAARIIKHADU AHAYD 12/10/2017 WAX SII DIIRAN, OO MIISAAMAN QIIMAYSAN, SHARFAYSAN , MUG IYO MIISAAMAYSAN , GOBOLKA SAAXILA HALDOOR SIYAASI MAX,ED ISMAIL DHINBIIL OO KASOO JEEDA GOBOLKA SAAXIL AHAAN JIRAY CIYAARTOYGII GOBOLK. SAAXIL, AYAA SHACABKA GOBTA AH REER SAAXIL REER BERBERA SOO DHAWEEYEEN. Wax kale soo dhawynta hogaaminayey Madaxda heer gobol iyo heer degmo. #Badhasaabka_gobolka_saaxil_jamac_yusuf_ahmed_iyo_maayirka_maayirada_waxqabadka_maayirada_somaliland_cabdishakuur_xasan cidin. XOGHAYAHA DAWLADA HOOSE BERBERA c/kariin adan cade. gudoomiyaha golaha deegaanka ahna maayirka degmada berbera cabdishakuur maxamed xasan cidin abujahal. AYAA HADAL QIIMO WAYN OO KA JEEDIYEY MUNAASIBADA XAFLADA IYO SOO DHAWYNTA HALDOORKA MAXMED. DHINBIIL. SHACAB WAYNAHA AYAA HADALKA CODKA DHEER UU KUYIDHI AAD UGU QUSHUUCAY IYO SIDA FIICAN EE MAAYIRKU DADKA KUDHAQAN DEGMADA BERBERA UU SI SIMAN OO CADAALDAYSAN OO HAGAR LA,AAN AH UGU SHAQEEYO BULSHADIISA QAYBAHA KALA DUWAN EE KUNOOL DEGMADA BERBERA. Wax kale oo hadal kaftan ah halkaas ka yidhi xaflada gudoomiye gobolka saaxil. Jamac yusuf ahmed Wax sidoo kale hadalkii kaftanka ah ka jawaabay xoghayaha dawladda hoose ee berbera. Oo ahaa saaxiibkiisii isku dhawaayeen haldoor siyaasi maxmed ismail DHINBIIL. Xaflda wax kale oo si qiimo badan ugahadaly Dr .shiine barkhadale oo ahaa maareeyihii hore shiildaalka hamaha berbera. Kana mid ah dhakhaatiirta waa wayn gobolka saaxil. Si qiimaysan sharfaysan uga hadalay xildhibaan c/ rashiid xafaladii soo waynta siyaasi maxmed dhinbiil. GUNTII IYO GOBO GABADII XAFLADA WAX SOO XIDHAY HALDOOR SIYAASI MAXMED ISMAAIL DHINBIIL.OO UGA MAHAD CELIYEY SIDA XAMAASADAYSAN QIIRAYSAN EE AAD ISOO DHAWSEEN II SHARFTEEN EE IIGU SOO DHAWYSEEN GOBOLKAYGII MEESHII AAN KU DHASHAY EE AAN CIYAARTOYGA UHAAN JIRAY MADAXDA UGA AHAAN JIRAY AAN DAWLADA HOOSE KA MID AHAAN JIRAY AGAASIMAYAASHA UGU FIRFIRCOON. SHACAB WAYN GOBTA LEH REER SAAXIL DHAMAANTIIN WAADA MAHDSAN TIHIIN. ILAHAY HA IDIN SHARFO.AAMIN Wax kale oo uu mahad naqay maayirka maayirada somaliland cabdishakuur cidin abujahal.iyo badhasaabka gobolka saaxil. Xogahayha dawlada hoose iyo dhamaan xisbiga kulmiye . Wax kale oo uu mahad naqay cuqaasha wax garadka iyo haldoorka gobolka saaxil.

 

Diyaariye abdirahman faqaatiir

Mansha allaha Alaha mahad leh.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews