berberatoday.com
“Axmed Mire Haduu Qoraalkaa Qoray Waxan Leeyahay Waarun Oo Waad Soo Halgantay Ee Haka Danbaysiin Khaatumo Xumo Halgankiina Ha Nacsiin Umadadii Aad Usoo Halgantay Raali Galina Kasii Qoraalkaaga”Cali Cismaan Xuseen
October 16, 2017 - Written by Berbera Today

Axmed mire haduu qoraalkaa qoray waxan leeyahay waarun oo waad soo halgantay ee ha kadanbaysiin khaatumo xumo halgankiina ha nacsiin umadadii aad u soo halgantay

doorashadada waxa tartamaya 3 murashax oo sharciga musharaxnimada buuxiyay shahaadadiina la siiyay 
hadaba mujaahid kii soobaxaaba wuxuu si nabad gelya ah ku fadhiisanayaa kursiga looga taliyo dalka

waxa aad sheegtay inay dhacayaan hadaan qurba jooga la dooran adigu ma maamushid ee ALLE u toobad celi umada a akhriday maqaalkaqna raaligelin sii ama beenee oo cida kaa been abuurtay hala helo

muusana wuxuu dheeryahay ku la tartamaya waa halgankii waa dhismihii qaranka iyo hubkadhigidii waa tabagelintii nadaamka xisbiyada 
iyo isagoo kaga haboon ilaalinta iyo difaaca dalka sidaynu ku naqaan 
mujaahid kaad adigu amaantayna bal taariiikh soo raaci lagu doorto 
ma qurba joog dalkiisa ka doortay caydh uu ku qaato dal uu qaxoonti ku yahay ayaa la dooranayaa figrad dalkale fulinaya 
mujaahid hadaan dalka aad dhalashada ka haysataa aanu mashruuc cusub ku soo siin 
hadalkaa shaydaanbaa kaa keenay ka noqo 
oo taageer ragii aa maalmaha qadhaadh soo wadaagtiin umada ha nacsiiin halgankii lagu waayay labeentii iyo hogaamiyayaal aqoonyahanadii una agoomoobeen baqolaalka kun 
mujaahid anigoo aad kuu ixtiraamaya 
muuse waa ka keliya ee maalinta la doorto ay quusanayso cadawga s/land ee fadhigiisu yahay muqdisho kana hadhayaan waxa ay ugu yeedhaan midnimo ina dhex marta cadawgeena 
waxaad tahay raga hadii halka ciro ka sharaxanyahay hadii aan adigu taagantahay sidaa muuse loogu heelanyahay si lamida aad ahaanlahayd 
waqtigu waa dheeryahay maalmuhu way is ragrogaaan

 

W/Q Cali Cismaan Xuseen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews