Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Laba Masuul U Kala Magacaabay Ku-Xigeenada Xoghayeyaasha Tacliinta Sare Iyo Duulista Hawadda ee Xisbiga
October 16, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa magacaabay ku-xigeenada Xoghayeyaasha Tacliinta Sare iyo Duulista hawada iyo gaadiidka cirka ee xisbiga Waddani.