berberatoday.com
Marxuum Siciid Jaamac Ilka Weyne(Siciid Ucid)Oo Ku Geeriyooday Dalka Finland
October 16, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Helsinki(Berbertoday,com)-Alle ha Unaxariiste Marxuum Siciid Jaamac Yuusuf Ilka Weyne (Siciid ucid)- oo ahaa siyaasi reer Somaliland ah ayaa shalay ku geeriyooday dalka Finland gaara ahaan degmada vaanta oo uu degnaa sanadihii udnabeeyay siciid alle how naxariistee waxaaa uu ahaa shakhsi wanaagsan oo dadka ku xidhan mudaba intaan aqaaney , waxaa uu jeclaa isku duubni iyo cadaalad iyo sinaan in lagu wada noolaado.

 

Siciid Jaamac Ilka Weyne waxaa uu  asaasayaashii xisbiga ucid waxaanu ahaa ninkii lahaa magaca Ucid ee xisbiga maanta jira Sameeyay.

Siciid sanadadii udanbeeyay ayuu wadanak Finland ku soo laabtay waxaanu xaalad caafimaad ujoogey isagoo shalay subaxdiii uun mawtul qafle ku yimi oo uu soo toosi waayey.

Illahay hownaxariisto Siciid dhamanteena samir iyo iimaan haynaga siiyo……………………

Bahada berberatoday.com waxay tacsi udiryaan eherladii iyo qoyskii uu ka baxay inuu illahay samir iyo iimaan ka siiyo .

Maalmaha soo socdana waxaalagu aasi doonaa in shaalllah wadanka Finland  oo uudegnaa

Bebrertoday.com

Finlnad

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews