berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Saraakiil Katirsan Xisbiga Waddani
October 17, 2017 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Lamaaha amaanka ee gobalka Togdheer ayaa waxaa ay iminka xabsiga dhigeen saraakiil ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani .

Saraakiishan la xidhay ayaa waxaa ay kala yahiin Xoghaye ku xigeenkii warfaafinta xisbiga Waddani Md Cabdisalaan Ilkacase  iyo laba xubnood oo ka tirsan golaha dhexe ee xisbiga Waddani laguna kala magacaabo Cabdilaahi Sheekh Aadan Abokor Iyo Maxamed aadan Maxamed .

 

 

Ilaa hada ma cada sababta loo xidhay saraakiishan oo ku sugnaa magaalada Burco  , waxaana ay arintani  ku soo beegmaysaa xili ay xisbiyadu u diyaar garoobayaan olalahii doorashada madaxtooyada oo 21 bishan si rasmi ah u furmi doona

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews