Daawo Muuqalka”Wasaaradda Arrimaha Debeda Somaliland Oo Ka Hadashay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho
October 17, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland ayaa ka hadlay qaraxii khasaaraha badan sababay ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho,waxaana uu fariin u direy Idaacadda VAO.