Daawo Nuxurka Dardaaran Adag Oo Madaxwayne Siilaanyo U Direy Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran Iyo Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland.
October 17, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa(Berberatoday.com)Oct.17,2017-Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa dardaaran adag waxa uu u direy saddexda murrashax ee xisbiyada Qaranka iyo waliba guddiga Komishanka Qaranka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka