berberatoday.com
Abwanka Xildhibaan Jaamac Riyo Oo Soo Saaray Hees Muuse Biixi Codkaaga Si Ah…”Laba Laysku’Dherershoo Isudhiganta’Maahee Dhibta” Iyo Duruufii Kaa Kula’Dhadhamiyaa-danta”Dheelitirayoo Mudan Inaad’ Udhiibtee. Codku”Muuse”Haw Dhaco”
October 18, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwanka Weyn ee Xildhibaan Jaamac Riyo oo Soo Saaray Hees Muuse Biixi Codkaaga si ah…”laba laysku’dherershoo- isudhiganta’ maahee- dhibta” iyo duruufii- kaa kula’ dhadhamiyaa-danta” dheelitirayoo- mudan–inaad’ udhiibtee. codku”Muuse”haw dhaco”.

HEES CUSUB “DHACDO” IYO ABW. JAMAC RIYO
Heestan oo caawa daawaha laga soo qaaday magaceedana la dhaho DHACDO waxa alifay Abwaanka Wayn Jamac Riyo, kuna cabiray saadaasha siyaasadeed iyo halka ay danta bulshadu ku jirto, isagoo tilmaan iyo tusaalayn shacabka faray.
dhacdadii” qadhaadhnayd-halyeygii”ubabacdhigay-
dhumucdii” cadaawaa-
taariikh” dheg xumaliyo-
ninka yidhi” dhareecadan-
dhimashaa” kadoor’roon-
ee’ dhiiri dirirkii-
dhacsigii ku libin helay –
iyo’ dhoof kunabadgale-
qurbahayska’ dhiiboo-
dhexda’ gaajo’ ugu xidhin-
marna”oon ladholon dholin-
marna”dhibic ku helin debed
dhaxan” iyo’ dabayl lali
Geyi kale”udhalashaa–
maantana’ dhulkaw yimi-
inuu dhaanka ‘kuu raro-
laba laysku’dherershoo-
isudhiganta’ maahee-
dhibta” iyo duruufii-
kaa kula’ dhadhamiyaa-
danta” dheelitirayoo-
mudan–inaad’ udhiibtee.
codku”Muuse”haw dhaco-
Allaa Mahadleh.
abwaan. Jaamac Faarax Axmed (Jamac riyo).
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews