Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland Soo Saarey Jadwalka Ololaha Xisbiyadda Iyo Siday Ukala Leeyihiin Kaltanka
October 18, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen Jadwalka olaha xisbiyada , waxaana ugu horeyn doona oo olalaha bilaabi doona maalinta Sabtida xisbiga UCID , waxaa ku xigi doona xisbiga KULMIYE halka uu ugu danbeyn doono xisbiga Waddani
