Kormeerayaasha Caalamiga Ah Ee Doorashada Oo Soo Saaray Go’aamo Ay Sheegeen In Culays Lagu Saaray Si Dhexdhexaadnimadoodu U Cadaato
October 18, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kormeerayaasha caalamiga ah ee loo qorsheeyay inay dusha kala socdaan qaabka ay u qabsoomayso doorashada madaxtooyada Somaliland, ayaa war-murtiyeed ay soo saareen waxa ay ku gaadheen go’aan ay sheegeen in culays lagu saaray oo ah inaan qof guud ahaan ka soo jeeda Isir ahaan Soomaali aanu ka mid noqon gudigooda kormeerka samaynaysa, kaas oo ay sheegeen inay aqbaleen.
