Mareykanka Oo Gargaar Caafimaad Soo Gaadhsiiyay Dadkii ay Wax Yeelada Kasoo Gaadhay Qaraxii Muqdisho
October 18, 2017 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Diyaarad sida gargaar dawo ah oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa Maanta soo caga dhigatay garoonka diyaarahada Aadan Cadde ee magaaalada Muqdisho.

Waxaa garoonka ku sugan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana sidoo kale lagu waddaa in maanta ay yimaadaan diyaarado sidda gargaar caafimaad.