berberatoday.com
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Faallo Kooban Ka Bixiyay Doodii Musharixiinta Sadexda Xisbi Qaran Balana Ku Qaaday Inuu Qoraal Dheer Oo Dhinac Walba Ahna Ka Sameyn Doono
October 20, 2017 - Written by Berbera Today

Doorashaddii 2010 kii Ee madaxtinimadda Bishii June ayaa saddexdii murashax ay BBC du mid walba weydiisay sida uu dalka u xukumayo; Faysal Cali Waraabe waxa laga hayaa:
” In yar Oo Diin ah, In yar Oo dimuqraadiyad ah, iyo in yar Oo Scandanivian ah ayaanu dadka iskugu daraynaa walaalayaal inshalllalahu tacaala” kkkk tii way ka socon waydoo waa kii dhacay. Haddaba xalayto lacago ayuu qaybinaayey $35 ayuu xataa Ciyaalka iskuuladda u qaybinaayey; weli mar qudha lama weydiin halkuu lacagta ka keenaayo. Dooddii xalay qalad iyo saxba way lahayd. Kolay fikradayda waan ka qori laakiin markii Ugu danbeysay Ee uu shakhsi weerarka sameeyey ninkii lahaa UCID baan murashax u Ahay Ee uu Cirro ku eedeeyey khiyaamada iyo danaysiga runtii waxay ahayd in la siiyo Cirro si uu isku difaaco, lana xasuusiyo kii daldalmaayey inuu qalad galay; Anigu qosol baaban la jeestoo waxaan idhi waar bal ka cid khiyaamo ku eedeynaya eega indho adayga iyo kuwa ku amaanaya. Waar miyaanu ahayn kaynu ogeyn Ee bilaa qawlka ah ayaa dadka u sheeganaya born leader ayaan ahay; Iga wale waa Waraabe gogladay. Bulshadeenu daahiyo, inta ay daboolweyn, doqonkii ku dedayaan, diga roganba maynee, aayaha danbeetiyo, halku doqon wakhtigu dhigo, taariikhdaan u daynoo, diiwaanka wuu geli.

 

W/Q Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews