berberatoday.com
HABACSANAANTA CIRRO HADALYAQAANIMADA FAYSAL IYO HOGAAMINTA MUUSE W/Q MOHAMED AHMED BAARCAD
October 20, 2017 - Written by Berbera Today

Doodii xalay ka dhacday caasimada Somaliland ee Hargaysa saddexda Musharaxba mawhibooyinkooda ayaa laga dheehanaayey intay doodu socotay.

Faysal Cali waraabe xalay wuxuu xidig ku ahaa Hadalyaqaanimada iyo sida uu uga aftahansan yahay labada musharax ee kale.

Muuse Biixi Cabdi wuxuu xalay madasha kala tagay inuu yahay hogaamiye hawl kar ah waayo ummada wuxuu la wadaagaayey hadba halkaynu rabno in horumarka laga bilaabo oo Beeraha iyo Xoolaha nool ugu mudan yihiin.

Halka C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro habacsanaan iyo hungo kala huleelay habeenkii xalay madashii dooda waayo waydiimaha inta baddan jawaab kooban iyo hadal aan fasirnayn ayuu kaga falcelinaayey, wuxuu muujinaayey bisayl la’aan siyaasadeed iyo inaanu waaqici ahayn.

Isku soo wada duuboo cida ay somaliland u baahan tahay waa Muuse Biixi Cabdi waayo waaqica ayuu si fiican ula haystaa oo werwer baddan ayaa ka haya balanbalka ummadiisa….

 

Maxamuud Axmed Baar-cad

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews