Faysal Cali Waraabe Oo Reer Burco Kala Qeyb Galay Banaan-baxa Maalinta Kowaad Ee Ololaha Doorashooyinka Madaxtooyada
October 21, 2017 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaaa uu maanta tageerayaasha xisbiga UCID ee magaalada Burco kala qeyb galay banaan baxa maalinta koowaad ee olalaha doorashada madaxtooyada Somaliland oo si rasmi ah maanta u bilowdey
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Warkan
