Dalalka Dunida Oo Isha Ku Haya Doorashada Somaliland Iyo Murashaxa Guulaysta Oo Ay Garab Istaagi Doonaan Qorsheyaashiisa Cusub
October 22, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalalka caalamka ee xidhiidhada kala duwan la leh Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si weyn isha ugu haya doorashada madaxtooyada Somaliland ee qabsoomaysa November 13.
