berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan
October 23, 2017 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Alleh ha Unaxaristee Waxaa Maanta magaalada hargaysa Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo malintii Shalay ku geeriyooday Dalka Jabuuti Oo dhawaan Xaalad Caafimaad Loogu qaday isla maanta Maydkiisa dib loogu soo celiyay Dalka.

Aaska loo sameeyay Marxuum Xildhibaan xasan cawaale oo kamid ahaa Golaha Wakiilada somaliland ayaa waxaa kasoo qaybgalay Shir  gudoonka golaha wakiilada oo u hor kacayay Gudoomiye kuxigeenka kowad ee golaha iyo xildhibaano kala duwan oo ka kala socday labada gole.

Siyaasiyiin iyo dadwayne Aad utiro badan oo dhamaan marxumka Halkaasi uga Duceeyay in Ilaahay Su,aasha ufududeeyo. Qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay samir iyo imaan.

Halkan Hoose Ka Daawo

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews