berberatoday.com
Faysal Cali Waraabe Iyo Xisbigiisa Ucid Oo Gabi Ahaanba Joojiyay Ololihii Doorashada Madaxtooyada Iyo Sababta Oo Aan La Aqoonsan
October 24, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gabi ahaanba Gobolada Iyo Degmooyinka dalka ayaan saaka looga dareerin ololihii doorashada Madaxtooyada ee maalmihii udanbeeyay kasocday Dalka oo idil.

Xisbiga Ucid oo kaltan ololaha maanta ulahaa ayaa gabi ahaanba aan Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland usoo bixin ololaha uu kaltan ulahaa iyada oo aan sababta keentayna ilaa hada la aqoonsan wax warana aanay Komishanka Doorashooyinka Qaranku ka soo saarin.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo shalay warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in olalihii doorashada ee xisbiga UCID u lahaa maalinta Jumcaha uu joojiyey gabi ahaantiiba maalintaas Jimcaha ee soo socota hase yeeshe  maanta oo ay salaasa ahaydna muu ololayn Xisbigiisu.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo islamrkaan ah Musharax Xisbigaas Ucid ee Doorashada Madaxtooyada ayaa  ku sababaeeyay joojinta ololaha maalinta Jimcaha maalin cibaado isla markaana lacagtii lagu olaleyn lahaa ay siin doonan dadka baahan oo ay raashin ugu iibin doonaan.

Faysal Cali waraabe Waxa uu shegay inay maalinta Jimcaha oo ku beegan maalintooda sadexaad ee ololaha inay ujoojin Doonaan Dadka Oo cibaadaysanaya hase yeeshee maanta oo Salaasa ahna Waa uraacday lamana yaqaano sababtaas.

Ololaha Xisbiyada loo asteeyay ayaa ah mid sharciya oo aanay awood ulahayn inay joojiyaan Xisbiyada Tartamayaa hadii aan laysla wada qaadan Komishanka Xukumada iyo Xisbiyada Tartamayaa.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews