Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Halka Uu Ku Dambeeyay Saamigii Itoobiya Laga Siiyay Dekedda Berbera, Kana Hadlay Doorashada
October 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa, waxaanu tilmaamay inay Doorashadani sharafta Somaliland kor u qaadayso, waxaanu xusay in goob joogayaal badan oo ka kala socda Caalamku inay iman doonaan Somaliland.
