berberatoday.com
Magaaladda Hargeysa oo si weyn looga darreemayo Dhaq-dhaqaaqyo loogu soo Dhoweynaayo Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse)
October 25, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Canada (berberatoday.com)-Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse), ayaa usoo xadhko xidhay inuu door-lexaad leh ka ciyaaro oloollaha doorashada Madaxtooyadda oo ka qabsoomi doonta guud ahaan dalka Somaliland 13-ka Novomber.

Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse), oo dalkiisa Hooyo ee Somaliland kusoo jeeda Maalinta Aaxadda 29-ka, ayaa waxa Magaaladda Hargeysa laga dareemaya dhaqdhaqaaqyo lagu soo dhoweynaayo Siyaasi Axmed Cali Sabeyse, waxana la filaya inay soo dhoweyntiisa ka qayb qaadan doonaan hoggaanka sarre ee Xisbiga Kulmiye, Siyaasiyiin sare iyo weliba masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Kulmiye.

Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse), ayaa ah xubin aad u firfircoon, kaasoo ah odayga laf dhabarka u ah wada shaqeynta guddidiyadda Xisbiga Kulmiye ee North America, iyo sidoo kale Canada. Si kastaba ha ahaatee, waxa magaaladda Hargeysa lagu dhex arkayey goobo lagu dhejiyey sawiirada Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse), kaasoo halku dhigyo looga dhigay kusoo dhowow dalkaaga Hooyo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews