berberatoday.com
Muxuu Ka Yidhi Xil Ka Qaadista Lagu Sameeyay Gudoomiyihii Gobolka Maroodijeex”Akhriso Qoraal Uu Bartiisa Facebook Soo Dhigay
October 26, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Gobolka Maroodijeex Mustafe Cabdi Ciise Shiine oo goordhaweyd uu xilkii ka qaaday Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud(Siilanyo)ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal uu kaga hadlaayo sida uu u arko xil ka qaadista lagu sameeyay.

waxaanu qoraalka uu Bartiisa Facebooka soo dhigay udhignaa sidan”

Waxaan goordhawyd baraha bulshada ka arkay in Madaxweynaha JSL uu iga qaaday xilkii uu markii hore ii igmaday ee Badhasaabnino.
Run ahaantii waa masuuliyad dastuuri ah oo uu lee yahay madaxweynuhu , anigana sida sharafta leh ee warqada Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ku qoran waxaan xilka ku wareejin doonaa niyad sami.
Waxaan madaxweynaha uga ahad celinayaa.shanta jeer ee uu soo saaray xeerka madaxweyne ee uu igu igmaday iyo labada xeer ee kale ee midna uu iiga aqbalayistiqaaladii, kadib markii aan iska casilay xilkii Maareeye xigeenka Madbacada iyo xeerkan uu maanta xilka iiga qaaday.
Inta aan noolahay waxa aan ahaan doonaa arday jecel oo u dabran ilaalinta karaamada iyo taariikhda guunka ah ee uu ummaddan ku dhex lee yahay Madaxweynuhu weligayna ilaabi maayo wixii abaal iyo karaamayn ahaa ee uu shaqsiyan ii galay.

 

Mustafe Isse
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews